Category Archives: Wararka

Heshiiska Tababarrada Ciidamada Ee Somalia Iyo Turkiga oo la ansixiyay (Daawo Sawirada)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku meel mariyeen Heshiiska Tababarrada Ciidamada ee ay horay

Posted in Wararka | Leave a comment

Daawo sawirda MUSHARAX FAARAX CALI SHIRE OO BOSASO LAGU SOO DHAWEEYEY

Magaalada Bosaso  ayaa maanta lagu soo dhaweyey musharax Madaxweyne Faarax Cali Shire  oo ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxtinimda Puntland 2019.

Posted in Wararka | Leave a comment

MUSHARAX LEILA ALI ELMI – GÖTEBORG

” HA ILOOWIN INAAD U CODEYSO MUSHARAXEENA KU DAYASHADA MUDAN”   Leila Elmi    waa  Muwaadinada  laga   Filand  karo Hormar Lixaad  leh  oo  oo

Posted in Wararka | Leave a comment

Wasiir Cawad Oo Booqday Safaaradda Somalia Ee Brussels

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa booqasho ku tagay dhismaha Safaaradda Soomaaliyeed ee Brussels.

Posted in Wararka | Leave a comment

Maxkamad Ku Taalla Mareykanka Oo Xukuno Ku Riday Haween Somali Ah

Maxkamad ku taala dalka mareykanka ayaa xukuno kala duwan ku riday labo Haween Soomaali ah oo lagu eedeeyay in Al Shabaab ay u

Posted in Wararka | Leave a comment

Akhriso: Qodobbada Ugu Muhiimsanaa Ee War Murtiyeedka Shirka Brussels

Shirka 2-bada maalmood Brussels uga socday Soomaalida waxaa ka soo baxay war murtiyeed ka kooban 82 qodob kuwaas oo ka hadlayey arrimaha amniga,

Posted in Wararka | Leave a comment

Somaliland,Ethiopia Iyo Imaaraadka: Kulan Saddex Geesood Ah Oo Lagu Gawracaayo Jabouti Oo Ka Dhacay.

Dawlada Imaaraadka Carabta ayaa balan qaaday inay laba jibaarayso horumarinta maalgalinta dekeda Berbera si ay u noqoto dekeda ay isticmaali doonto dawlada Itoobiya

Posted in Wararka | Leave a comment

Finland Xisbi soo jeediyay in aan Basaborka lasiin Somalida Heesta Sharciga..

Hoggaamiyaha Xisbiga Finns Party,Jussi Halla-aho ayaa sheegay in Shisheeyaha la siiyo Basaaboorka Finland uu 6 jeer ka badan yahay  intii la bixiyey sannadihii 90-aadkii iyo

Posted in Wararka | Leave a comment

Mareykanka Xildhibaan soo jeediyay in Shaqada laga Ceeriyo Somalida aan Doofaarka Cunin.

Steve King oo ka tirsan xubnaha Xisbiga Jamhuuriga ee ka midka ah Kongareeska dalkaasi, kuna caan baxay Islaam-nacaybka iyo Muhaajiriinta ku nool dalkaasi 

Posted in Wararka | Leave a comment

Saraakiil Ciidan oo loo xiray Qaraxii uu ka badbaaday Ra’isul Wasaaraha Itoobiya

Ciidamada amaanka dalka Itoobiya ayaa wada howlgalo xoogan oo amaanka lagu xaqiijinayo kadib qarax shalay ka dhacay fagaare kuyaala magaalada Adis Ababa uu

Posted in Wararka | Leave a comment