Xoghayaha arrimaha dibada Ingiriiska oo soo gaaray Muqdisho

Xoghayaha arrimaha dibadda Ingiriiska Philip Hammond ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho isaga oo kulan la qaatay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

Hammond ayaa ka soo degay garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho isaga oo ay la socotay diyaarad militari oo ay saarnayen ciidamo Ingiriis ah.

Berito ayaa lagu wadaa sido kale inuu Muqdisho soo gaaro madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan.THREE HAMMONDONE HAMMOND