Qisooyinka Quraanka (21) – Qisadii ninkii kibray ee Qaaruun

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (21) – Qisadii ninkii kibray ee Qaaruun

Assalamu Calaykum

Baraamijka 21aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli doonaa qisadii ninkii reer Bani-Israa’iil ee la odhan jiray Qaaruun.Qisadan ninkan fadlan halkan ka daawo hadaad awood u leedahayna sii fidi.

Mahadsanidin

Shiekh Said Ali Ahmed

Ottawa