Qoondhe Nuur Taliyaha Ururka Sideed Iyo Labatanaad Ee Guuta 4 aad Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya..

Qoondhe Nuur Taliyaha Ururka Sideed Iyo Labatanaad Ee Guuta 4 aad Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya waxa uu ka mid yahay dhalinyarada sida aadka ah ugu daacada difaaca dalka, waxana uu noqonayaa sanadka mid kamida taliyaasha ugu daalka badnaa.