Qisooyinka Quraanka (3) – Daaluut iyo Jaauut

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (3) – Daaluut iyo Jaauut

Assalamu Calykum waraxmatullahi wabarakatuhu

Ramadaan Mubaarik mar kale

Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’idaysan karno.
Fadlan halkan ka daawo barmaamijkii sadexaad ee silsiladan oo aan kaga hadlayno sheekadii Daluut iyo Jaaluut iyo casharada laga faa’idaysan karo.

Hadaad kari karto sii fidi ajar ayaad ka heli in sha Allah.

 

Mahadsanidin

 

Shiekh Said Ali Ahmed

said.ali.ahmed@gmail.com

Programmer / Analyst