Qisooyinka Quraanka (2) – Sacii reer Bani-Isra’iil

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (2) – Sacii reer Bani-Isra’iil

Assalamu Calykum waraxmatullahi wabarakatuhu

Ramadaan Mubaarik mar kale

Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’idaysan karno. Fadlan daawo barmaaijka labaad oo aan kaga hadlayno qisadii Saca reer Banii Israa’iil iyo casharada ku jira.

Hadaad kari karto sii fidi ajar ayaad ka heli in sha Allah.

Mahadsanidin

 

Shiekh Said Ali Ahmed

said.ali.ahmed@gmail.com

Programmer / Analyst