Qisooyinka Quraanka (1) – Horudhac

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (1) – Horudhac

Assalamu Calykum waraxmatullahi wabarakatuhu

Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’idaysan karno. Fadlan daawo siina fidi, ajar baa kuugu jira.

Mahadsanidin

Shiekh Said Ali Ahmed

said.ali.ahmed@gmail.com

Programmer / Analyst