:Puntlander.com  Puntlander.com waxaad ka helaysaa wararkii u danbeeyay ee soomaaliya oo dhan .......

Heesta Maanta

> > Home
> > News
> > Suugaanta
> > Contact Us
 
 

Somali Links

A

Aayaha 
AminArts
Allsomali.com

Raxanreeb

Bartamaha  

Aayatiin

4somaliwomen

Ababshe 

Abaaqaroow

Allburtinle

Alcarab

Afdheer

AllDarwiish

Allidamaale

Allkheyraad

AfNugaal

Agabso

AllDalka  

AllGedo

Allmudug

AllQandala

Al-tawxii

AllSomali

Amsas

Arlaadi.Com

Arlaadinet

B

Bartamaha

Baidoa

Banaadiri

Banadiri.It

Baargaal Net

BBC Somaali

Benadir  

Biyokulule

Boocame

Bulsho   

Buuloburde

Buurhaka

Burtinle Online

C/ D/G/H

Cadaado.Net  

Calanka

Calmadoow  

Carmooyin

Dayniile

Dhulkeena

Djibouti Net  

Doolo-Suuga

dooynet

Gabooye

Galdogob

Gedonet

GadoOnline

Gololey

Golkhatumo  

Guulane

Halgan

Hiiraan.com 

HornAfrik Online

I/ J/K/M/N

Idamaale.

Iqra-Somali

Islaamada

Issa Associates

Jammaame  

Jarbooleey

Jidbaale

Jiimonet Jowhar   

Jirac

Juurile

Kaaraan

Ken Somali Com.

Kismayo

Maandeeq

Maayland

Maktabada

Manaas

Midnimo.com

MarkaCadey.Net

Misaanka

Morogabey

Mudug-Online

Mudulood

Nugaal.net 

O/P/Q/R 

OLOL

PUNTLANDI

Puntland news Media

Puntlandpost

Qalaafe

Qandala.com

Qaranimo.com

Qorahay Online

QowNet

RadioGaalkacyo  

Radio Garoowe

Radio Jigjiga

RadioKismayo

Radio Lascanod 1

Radio Nugaal

Radiosscayn

Radio Midnimo

Radio Sanaag

RAXANREEB

Raysmadeia

R-hornofafrica

Ruunkinet

S

SBC Radio

ShacabkaMedia

Shabele

Sonnanews

Somaali

Somali community

Somaal-Jecel 

Somaliaonline

Somali Six  

Somalsports

Somali Weyn

Somaliawatch.org

Somaliland.org

Somaliland

Somaliland Futur

Somalilandnet.com

SomaliNet

Somalitalk.com   

Somalitribune

Somali star tv

somfreemedia

Somlink

Soomaalinew

STNFM

Suxayfa

T/ U/W/X/Y

TVSomaliland

Ufuroow

Waamo Net

Waayaha

Waxgarad

Wayaha

Wardheernews

Widh-widh

Xamarnet

Xeraale

Yamays

Yamayska  

Yoobsan

Khaliif Sh Maxamuud

 
 

Latest News

50-kun oo dollar oo laga qaatay xawaalada Qaran ee Cape-town, S/Afrika
 

Wararka ka imaanaya Magaalada Cape Town ee dalka S/africa ayaa sheegaya in xawaalada Qaran qeybteeda Cape Town ay jiireen maanta qeybaha canshuur qaadista ee dalkaani iyadoo aduun lacageed oo aad u sareeya ka qaaday xawaalada.

Lacag gaareysa $50,000 (Doolar) ayay qeybta cashuur qaadista(Minashiibiyo) S/africa ee SARS ayay xawaaladaasi ka qaadeen iyadoo lala qaaday cadeymo qoraaleed iyo kumbiyuutarkii xawaalada.

SARS ayaa sheegtay in ay soo baarayaan lacagtaasi iyo cadeymaha xawaaladeed ee muujinaya lacagaha la diray ee ku jira kumbiyuutarka , iyadoo wax war oo rasmi ah uusan ka soo bixin dhanka mamulka xawaalada Qaran ee Cape Town.

Dhacdadaani ayaa timid xili qeybta cashuur qaadista S/africa labadii cesho ee ugu dambeeyay ku guda jireen baaritaano ay ku sameynayeen dukaamada Somalida oo ay ka baarayaan alaabaha aan diiwaan gishneen ee ay iibiyaan (Orginal) iyo kuwa magaca Company beeneedka soo sameeysta .


Alaaab isugu jira dharka noocyada kala oo ay ku jiraan jakadaha , alaabaha caruurta lagu cayaarsiiyo iyo qeybo kale oo ahaa kuwa magaca shirkada aan soo sameyn magaceeda lagu soo qoray si macaamiil looga helo ayaa laga qaaday dhowr dukaan iyadoo qiimaha lacageedna lagu qiyaasay dhowr kun oo doolar .

Somalida ayaa caan ku ah in ay si qarsoodi ah u iibiyaan alaabo magac ah (in laga dhigo Companygii sameeyay) iyadoo dhowr jeer ay hore u dhacday arimo noocaan oo kale ah .

Diiwaan Gilin La`aanta Ganacsiga

Wariye Jabriil Amoore ayaa u xaqiijiya shabakada Calanka in Somalida guud ahaan ganacsigooda uusan diiwaan gashneen isla markaana aysan bixin wax canshuur ah .

wariye Jabriil waxa uu leeyahay marar badan ayaa loogu cel-celiyay Somalida in ay diiwan giliyaan ganacsigooda laakiin waa ay ka dhaga fureysteen taasi oo keentay in maanta qeybo ka mid ah ganacsigii Somalida Cape Town albaabada loo laabo.

Warbaahinada dalkaani ayaa dhawanahani waxaa ka baxayay fariimo lagu sheegayo in Somalida ganacsigooda diiwaan giliyaan , iyadoo arimaha iminka socda ay reebayaan saameyn kala duwan.


Saameynta dhaqdhaaqyada socda.

Ololaha ka dhanka ah hab xumida ganacsatada Somaliyed ee S/africa ayaa reebeysa saameyn xoogan oo ku aadan in ganacsiga Somaliyeed oo xor ahaa in uu ahaado mid xakameysan .

Xawaaladaha oo noqon kara shakiga ugu badan ayaan inta badan diiwaan gashneyn marka laga reebo ilaa laba xawaaladood, iyadoo aan la saadaalin karin xaalka sida uu noqon karo.

Ganacsatada oo iminka baraarugay.

Somalida ayaa saacadihi ugu dambeeyay u istaagay baadi goobka waraaqihii alaabaha ay kaga soo iibsan jireen goobaha laga adeegto ee waa-weyn , iyagoo ka baqaya in la weydiiyo cadeymaha muujinaya in alaabtasi leeyihiin.

Cisman Fantastic
Calanka/Puntlander Editor
0027739667794

 
Mahaaday(PLR)Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee G/Sh/Dhexe ayaa baadi goob xoogan ugu jiray hogaamiyihi Maxaakimra Macalion Dahir Calasow oo ku dhuumaaleysanaya hawdka deegaanka Ceelbaraf.

Maleeshiyo aad u hubeysan ayaa gaarayey todobaadka Ceelbaaraf , waxaana ay sameynayeen hawlgalo baaxad leh oo ay ku raadinayeen Macalin Dahir Calasow oo xiliyadi ugu dambeeyey abaabul maleeshiyo beeled ak waday Ceelbaraf.

Warar kale ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Shabaab oo ay horkacayaan Mas'uuliyiin ay galeen gooba ganacsi iyo xarumo caadi loo leeyahay iyagoona halkaasi ka soo aruuriyay Hub ay lahaayeen Dadka deegaanka.

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegaya in maleeshiyada Shabaab ay deegaanka u galeen guri guri ayna kala soo baxeen wixii Hub oo dadka deegaanka ku ilaashanayeen xoolahooda iyo ganacsigooda.

Xaalada deegaanka Ceelbaraf oo aheyd mid kacsaneyd tan iyo markii ay xalay gaareen maleeshiyada Shabaab ayaa waxaa jira maleeshiyo fara badan oo u dhaq dhaqaaqay dhinaca Cara kaawada iyo buuraleyda oo uu dhawaanahan ku sugnaa Macalin Dahir Caddow Calasow Gudoomiyihii Maxkamadaha ee G/Sh/Dhexe.

Si kastaba Sarkaalka wata Ciidanka Shabaab ayaa lagu magacaabayaa Sheekh Faarax Kalar oo ka soo jeeda deegaanka, iyadoo uu ku war geliyay dadka deegaanka inay is dajiyaan mar uu xalay kula hadlay meel fagaare ah.

Home

Wararka kale
 
 

Radio Daljir

Puntlander.com

Sideeda Habeenimo Todobada Habeenimo Afarta Galabnimo Lixda iyo Barka arroornimo
Puntlander.com
Copy right © Puntlander.com 1999-2009 - | Designed by PLR-Khadar Jacfar