Daawo Sawirada Gudoomiye Mursal Ciise OO Booqday Dugsiga Farsamada Gacnata Gaalkacayo

Waxaa booqasho ku Tegay skoolka farsamadda gacanta ee Magaalada Gaalkacayo, Gobolka Mudug Gudoomiye   Gobolka  Dalrna  ee Dalka Sweden Mursal Ciise iyo gudoomiyaha magaalada Galkacayo Iyo Xildhibaan Siciid Cabdi Samatar (Surcad). Gaalkacayo waxaan kaloo kula kulmay barasaab KU xigeenka gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur Shirkaasi oo ahaa mid inta badan looga hadalay Hormarka Gobolka Duqa Magaalada Canbdciis Nugaal aaya aad ugu dheerday hormarka degmada Dhanka kale Gudoomiye Mursal oo beryhan waday safaro u Kuur gelida Xaalada dalka Somaaliya ayaa ula dhacay sida wax u socdaan

 

galkacayo5

 

gaalkacayo4galkacayo2galkacayo3