COL KA TIRSANAA CIIDMADA PUNTLAND OO BAAHI UGU DHINTAY BOOSAASO

Wararka  ka  imanayaa  Boossoso ayaa  soo  shegya  In Axmed Alcholo oo ahaa   Col  ka soo  tirsnaa  Ciidamada  Xooga  Dalka  Somaaliya  oo  in badan k soo  shaqeyey  Puntland U  xalay  ku geeriyooday  hooygisa  oo ku taalay  Xaafada  Laanta  Hawada ka gadaal markii  uu  dhintay  Baahi  darteed  afar  bilodna uuna  qaadan  wax  mushahar  ah .

Col ayaa  ahaa  nin aaminsan  somalinimda wxaana ka rebanaa  shaxadka  iyo   si  dayac ah wax  ku raaiya   Maalin wlaba waxu  tegi jiray  shaqdiisa  waana  imaan jiray isga  waxna  cunin  marka  laga reebo biyo     mudo asbuuc ah markuu  saas ku jiray  waxuu   k dhacay  qolkisa  sidaa  waxaa  yiri     qarabdisa  oo  puntlander  la soo  Xiriirtay

inta   badan   Ciidmada  Puntland  oo    inta badan    saaxubul ciyaal aha  aya wxaa  haysta   dhib  noocaan oo kale  waxaan la sugyaa  in  hadii xaalada saan ku socto  Maalmaha soo socda   dhib weyni  imaan doono

Sidoo  kale waxaa  dhib  nocaan ah       haystaa  sahqaale  laagu qiyaasay   7  kun  oo aan haysan wax  naftoda  ku maryeaan  oo sugya  gacanta  dawalada  oo keli ah  alow  sahal amuuraha